Qaamuuska Asalka
waabaayaysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax la waabaayeeyey ahaansho.
Erayo la-mid ah
waab1. Dhis yar oo la harsado. 2. Dhis dadka buka la jiifiyo ama…waabGeed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.waabaayaysnaanld waabaayaysnaansho.waabaayaysnaansho/dh ld waabaayaysnaan.waabaayee1. Nafley sumayn. 2. Waran, fallaar iwm waabaayo marin.waabaayoDhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabb…waabaayowDad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho.waabanWax la waabay ahaansho.

