Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

waabaayee

(-yeeyay, -yaysay)
Falg2

Macnaha

1. Nafley sumayn. 2. Waran, fallaar iwm waabaayo marin.

Erayo la-mid ah

waabGeed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.waab1. Dhis yar oo la harsado. 2. Dhis dadka buka la jiifiyo ama…waabaayaysanWax la waabaayeeyey ahaansho.waabaayaysnaanld waabaayaysnaansho.waabaayaysnaansho/dh ld waabaayaysnaan.waabaayoDhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabb…waabaayowDad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho.waabanWax la waabay ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms