Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

waabaayo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabbo ama si kale oogada u gaarana loo dhinto ama bukoodo; sun; mariid. ld waabaay, waabay².

Erayo la-mid ah

waab1. Dhis yar oo la harsado. 2. Dhis dadka buka la jiifiyo ama…waabGeed, dhisme aan hoos fiican lahayn wax korka kaga dedid.waabaayaysanWax la waabaayeeyey ahaansho.waabaayaysnaanld waabaayaysnaansho.waabaayaysnaansho/dh ld waabaayaysnaan.waabaayee1. Nafley sumayn. 2. Waran, fallaar iwm waabaayo marin.waabaayowDad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho.waabanWax la waabay ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms