Qaamuuska Asalka
takhtar
(-ray, -rtay)Falg1
Macnaha
Cid daawayn.
Erayo la-mid ah
takhSoor karaysa badbadid.takhBadbadka soorta. ld takhid. 793takh²takhaatirld dhakhaatiir.takhallusKa t.: 1. Cid ama wax khaarijin. 2. Arrin faro ka qaadid.takhantakhaynld takhantakhin, tukhuntukhayn, tukhun-tukhin.takhantakheeCid iyadoo jeegada la hayo hore u ridid. ld takhantakhi, tuk…takhantakhoQof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tuk…takhantakhooQof la harbiyay hore u turunturrood. ld tukhun-tukhoo.

