Qaamuuska Asalka
takh
MagacLafdheeri
Macnaha
Badbadka soorta. ld takhid. 793takh²
Erayo la-mid ah
takhaatirld dhakhaatiir.takhallusKa t.: 1. Cid ama wax khaarijin. 2. Arrin faro ka qaadid.takhantakhaynld takhantakhin, tukhuntukhayn, tukhun-tukhin.takhantakheeCid iyadoo jeegada la hayo hore u ridid. ld takhantakhi, tuk…takhantakhoQof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tuk…takhantakhooQof la harbiyay hore u turunturrood. ld tukhun-tukhoo.takhantakhoodld tukhuntukhood.takhasusKu t.: maaddo ama farsamo si gaar ah u barasho.

