Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

takhantakho

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tukhun-tukho.

Erayo la-mid ah

takhBadbadka soorta. ld takhid. 793takh²takhSoor karaysa badbadid.takhaatirld dhakhaatiir.takhallusKa t.: 1. Cid ama wax khaarijin. 2. Arrin faro ka qaadid.takhantakhaynld takhantakhin, tukhuntukhayn, tukhun-tukhin.takhantakheeCid iyadoo jeegada la hayo hore u ridid. ld takhantakhi, tuk…takhantakhooQof la harbiyay hore u turunturrood. ld tukhun-tukhoo.takhantakhoodld tukhuntukhood.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms