Qaamuuska Asalka
takhallus
(-say, -stay)Falmg1
Macnaha
Ka t.: 1. Cid ama wax khaarijin. 2. Arrin faro ka qaadid.
Erayo la-mid ah
takhBadbadka soorta. ld takhid. 793takh²takhSoor karaysa badbadid.takhaatirld dhakhaatiir.takhantakhaynld takhantakhin, tukhuntukhayn, tukhun-tukhin.takhantakheeCid iyadoo jeegada la hayo hore u ridid. ld takhantakhi, tuk…takhantakhoQof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tuk…takhantakhooQof la harbiyay hore u turunturrood. ld tukhun-tukhoo.takhantakhoodld tukhuntukhood.

