Qaamuuska Asalka
takhtad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Alwaax sida santuuqa u samaysan oo alaabta la dhoo-finayo lagu rido.
Erayo la-mid ah
takhBadbadka soorta. ld takhid. 793takh²takhSoor karaysa badbadid.takhaatirld dhakhaatiir.takhallusKa t.: 1. Cid ama wax khaarijin. 2. Arrin faro ka qaadid.takhantakhaynld takhantakhin, tukhuntukhayn, tukhun-tukhin.takhantakheeCid iyadoo jeegada la hayo hore u ridid. ld takhantakhi, tuk…takhantakhoQof isxejinaya oo xoog horay loogu wado, loo harbiyo. ld tuk…takhantakhooQof la harbiyay hore u turunturrood. ld tukhun-tukhoo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
