Qaamuuska Asalka
tafarraruqid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld tafarruqid.
Erayo la-mid ah
tafaaful1. Saadaal xun oo cid lala helo. 2. Sixir; fal. ld tafaawul¹…tafaaful1. Cid sixrid; falid. 2. Saadaal xun la helid. ld tafaawul².tafaafulidld tafaawulid.tafaalWadiiqo yar oo isku xirta laba waddo oo is barbarsocda.tafaariiqIibinta badeeco kis kis loo iibiyo.tafaasiilFaahfaahin.tafajiidSocod diidmo, gaabin iyo tabar darro ku jirto socosho.tafajiididld tafajiid¹.

