Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tafaariiq

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Iibinta badeeco kis kis loo iibiyo.

Erayo la-mid ah

tafaaful1. Saadaal xun oo cid lala helo. 2. Sixir; fal. ld tafaawul¹…tafaaful1. Cid sixrid; falid. 2. Saadaal xun la helid. ld tafaawul².tafaafulidld tafaawulid.tafaalWadiiqo yar oo isku xirta laba waddo oo is barbarsocda.tafaasiilFaahfaahin.tafajiidSocod diidmo, gaabin iyo tabar darro ku jirto socosho.tafajiididld tafajiid¹.tafantoof1. Socod dhib iyo luggooyo leh. 2. Dhibaato badan lala kulmo…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms