Qaamuuska Asalka
tafajiidid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld tafajiid¹.
Erayo la-mid ah
tafaaful1. Saadaal xun oo cid lala helo. 2. Sixir; fal. ld tafaawul¹…tafaaful1. Cid sixrid; falid. 2. Saadaal xun la helid. ld tafaawul².tafaafulidld tafaawulid.tafaalWadiiqo yar oo isku xirta laba waddo oo is barbarsocda.tafaariiqIibinta badeeco kis kis loo iibiyo.tafaasiilFaahfaahin.tafajiidSocod diidmo, gaabin iyo tabar darro ku jirto socosho.tafantoof1. Socod dhib iyo luggooyo leh. 2. Dhibaato badan lala kulmo…

