Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tafajiid

(-day, -dday)
Falmg1

Macnaha

Socod diidmo, gaabin iyo tabar darro ku jirto socosho.

Erayo la-mid ah

tafaaful1. Saadaal xun oo cid lala helo. 2. Sixir; fal. ld tafaawul¹…tafaaful1. Cid sixrid; falid. 2. Saadaal xun la helid. ld tafaawul².tafaafulidld tafaawulid.tafaalWadiiqo yar oo isku xirta laba waddo oo is barbarsocda.tafaariiqIibinta badeeco kis kis loo iibiyo.tafaasiilFaahfaahin.tafajiididld tafajiid¹.tafantoof1. Socod dhib iyo luggooyo leh. 2. Dhibaato badan lala kulmo…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms