Qaamuuska Asalka
taf
(-fo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Maro dacalkeed. 2. Bowdada inteeda hoose.
Erayo la-mid ah
tafaaful1. Cid sixrid; falid. 2. Saadaal xun la helid. ld tafaawul².tafaaful1. Saadaal xun oo cid lala helo. 2. Sixir; fal. ld tafaawul¹…tafaafulidld tafaawulid.tafaalWadiiqo yar oo isku xirta laba waddo oo is barbarsocda.tafaariiqIibinta badeeco kis kis loo iibiyo.tafaasiilFaahfaahin.tafajiidSocod diidmo, gaabin iyo tabar darro ku jirto socosho.tafajiididld tafajiid¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
