Qaamuuska Asalka
shuush
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cudur. 2. Xumaan uurka la isugu hayo; uurkutaallo.
Erayo la-mid ah
shuuciQof raacsan madba'a shuuciyadda.shuuciyadHab dhaqan-dhaqaale oo qalabka wax soo saarka ay dawladdu ga…shuufWax ama qof ilaalin ama fiirin.shuunTimo ka soo baxa gumaarka dadka; bisqin; bisqan.shuunBoqorradda shinnida.shuunleyGumaarka dadka.shuuq1. Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta k…shuuqsashold shuuqsi.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
