Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shuuciyad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka wax soo saarka ay dawladdu gacanta ku hayso. ld shuyuuciyad.

Erayo la-mid ah

shuuciQof raacsan madba'a shuuciyadda.shuufWax ama qof ilaalin ama fiirin.shuunTimo ka soo baxa gumaarka dadka; bisqin; bisqan.shuunBoqorradda shinnida.shuunleyGumaarka dadka.shuuq1. Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta k…shuuqsashold shuuqsi.shuuqshuuqKadafka qaarkiis oo raxa-raxan u socda. ld shuushuunle, shuu…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms