Qaamuuska Asalka
shuuci
(-ciin, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof raacsan madba'a shuuciyadda.
Erayo la-mid ah
shuuciyadHab dhaqan-dhaqaale oo qalabka wax soo saarka ay dawladdu ga…shuufWax ama qof ilaalin ama fiirin.shuunTimo ka soo baxa gumaarka dadka; bisqin; bisqan.shuunBoqorradda shinnida.shuunleyGumaarka dadka.shuuq1. Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta k…shuuqsashold shuuqsi.shuuqshuuqKadafka qaarkiis oo raxa-raxan u socda. ld shuushuunle, shuu…

