Qaamuuska Asalka
shuuq
(-qay, -qday)Falmg1
Macnaha
1. Awr, abeeso iwm cod aan qeexnayn bushimaha oo is haysta ka soo saarid. 2. Wax weynaa yaraansho.
Erayo la-mid ah
shuuciQof raacsan madba'a shuuciyadda.shuuciyadHab dhaqan-dhaqaale oo qalabka wax soo saarka ay dawladdu ga…shuufWax ama qof ilaalin ama fiirin.shuunTimo ka soo baxa gumaarka dadka; bisqin; bisqan.shuunBoqorradda shinnida.shuunleyGumaarka dadka.shuuqsashold shuuqsi.shuuqshuuqKadafka qaarkiis oo raxa-raxan u socda. ld shuushuunle, shuu…

