Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shuruud

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Ballan hore loo dhigtay. 2. Qodob muhiim ah in la fuliyo. 3. (w) eeg sharad 1 (2).

Erayo la-mid ah

shurbadMeseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kar…shurbadeeMeseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.shurgiQof ishiisa laga baqayo hanti yar siin si ishiisa looga badb…shurginld shurgis.shurug1. Wax la sharaysto. 2. Sh. ah: qof la sharaysto.shuruglowQof la baasaysto oo la aaminsanyahay in uu balaayo wato.shuruudla'aanShardi ku xirnaan la'aan.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms