Qaamuuska Asalka
shurgi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Qof ishiisa laga baqayo hanti yar siin si ishiisa looga badbaado.
Erayo la-mid ah
shurbadMeseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kar…shurbadeeMeseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.shurginld shurgis.shurug1. Wax la sharaysto. 2. Sh. ah: qof la sharaysto.shuruglowQof la baasaysto oo la aaminsanyahay in uu balaayo wato.shuruud1. Ballan hore loo dhigtay. 2. Qodob muhiim ah in la fuliyo.…shuruudla'aanShardi ku xirnaan la'aan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
