Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shuruglow

MagacLafdheeri

Macnaha

Qof la baasaysto oo la aaminsanyahay in uu balaayo wato.

Erayo la-mid ah

shurbadMeseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kar…shurbadeeMeseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.shurgiQof ishiisa laga baqayo hanti yar siin si ishiisa looga badb…shurginld shurgis.shurug1. Wax la sharaysto. 2. Sh. ah: qof la sharaysto.shuruud1. Ballan hore loo dhigtay. 2. Qodob muhiim ah in la fuliyo.…shuruudla'aanShardi ku xirnaan la'aan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms