Qaamuuska Asalka
shurug
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax la sharaysto. 2. Sh. ah: qof la sharaysto.
Erayo la-mid ah
shurbadMeseggo, qamadi iwm oo la budeeyey si biyo-biyo ahna loo kar…shurbadeeMeseg-go, qamadi iwm shurbad ka dhigid.shurgiQof ishiisa laga baqayo hanti yar siin si ishiisa looga badb…shurginld shurgis.shuruglowQof la baasaysto oo la aaminsanyahay in uu balaayo wato.shuruud1. Ballan hore loo dhigtay. 2. Qodob muhiim ah in la fuliyo.…shuruudla'aanShardi ku xirnaan la'aan.

