Qaamuuska Asalka
shaah
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Geedgaab weligii cagaaran oo ubax cad cad leh kana baxa dalalka Hindiya, Shiinaha, Sayloon iyo bariga Afrika. 2. Caleenta geedka shaaha oo la engejiyey loona diyaariyey in la isticmaalo. 3. Cabbitaan guduudan oo ka kooban caleenta shaaha, sonkor iyo dhir kale oo laysku kariyo. ld shaahi.
Erayo la-mid ah
shaab1. Nin dhallin yar oo xoog leh. 2. Sh. ah: dukaan badeeco ka…shaabbadShay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo h…shaabbadaynld shaabbadays, shabbadayn, shabbadays, shabbayn, shashaabbadaysanDukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan…shaabbadaysashold shabbadaysasho, shabbaysasho.shaabbadaysnaanld shaabbadaysnaansho, shabba-daysnaan.shaabbadaysnaansho/dh ld shaabba-daysnaan.shaabbadaysoWax shaabbad ku dhufsasho. ld shabbadayso, shabbayso.

