Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shaabbad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Shay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo hadal ama astaamo ku qoranyihiin oo dukumuntiga iyo warqadaha lagu dhufto. ld shabbad, shabbo.

Erayo la-mid ah

shaab1. Nin dhallin yar oo xoog leh. 2. Sh. ah: dukaan badeeco ka…shaabbadaynld shaabbadays, shabbadayn, shabbadays, shabbayn, shashaabbadaysanDukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan…shaabbadaysashold shabbadaysasho, shabbaysasho.shaabbadaysnaanld shaabbadaysnaansho, shabba-daysnaan.shaabbadaysnaansho/dh ld shaabba-daysnaan.shaabbadaysoWax shaabbad ku dhufsasho. ld shabbadayso, shabbayso.shaabbadeeWarqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbe…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms