Qaamuuska Asalka
shaabbadayso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
Wax shaabbad ku dhufsasho. ld shabbadayso, shabbayso.
Erayo la-mid ah
shaab1. Nin dhallin yar oo xoog leh. 2. Sh. ah: dukaan badeeco ka…shaabbadShay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo h…shaabbadaynld shaabbadays, shabbadayn, shabbadays, shabbayn, shashaabbadaysanDukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan…shaabbadaysashold shabbadaysasho, shabbaysasho.shaabbadaysnaanld shaabbadaysnaansho, shabba-daysnaan.shaabbadaysnaansho/dh ld shaabba-daysnaan.shaabbadeeWarqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbe…

