Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

shaabbadaysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Dukumenti iwm wax la shaabbadeeyay ahaansho. ld shabbadaysan, shabbaysan.

Erayo la-mid ah

shaab1. Nin dhallin yar oo xoog leh. 2. Sh. ah: dukaan badeeco ka…shaabbadShay dabo la qabsadana leh oo cijir ama bir ka samaysan oo h…shaabbadaynld shaabbadays, shabbadayn, shabbadays, shabbayn, shashaabbadaysashold shabbadaysasho, shabbaysasho.shaabbadaysnaanld shaabbadaysnaansho, shabba-daysnaan.shaabbadaysnaansho/dh ld shaabba-daysnaan.shaabbadaysoWax shaabbad ku dhufsasho. ld shabbadayso, shabbayso.shaabbadeeWarqad ama dukuminti shabbad la dhicid. ld shabbadee, shabbe…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms