Qaamuuska Asalka
seermaweydo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Xilli roobab xoog badan da'aan oo bartamaha guga ah.
Erayo la-mid ah
seer1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda …seer1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq ka…seeraarKa s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid.seeraarilg2 (-iyay, -isay) Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan m…seeraarinld seeraaris.seeran1. Dhul iwm wax xuduud leh ahaansho. 2. Dhul wax xirmaysan a…seerashold seeraysasho.seere1. Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, …

