Qaamuuska Asalka
seeraari
Macnaha
lg2 (-iyay, -isay) Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan muuqan ugu dhacaan, wax dheer oo soke dusha ka marin.
Erayo la-mid ah
seer1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda …seer1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq ka…seeraarKa s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid.seeraarinld seeraaris.seeran1. Dhul iwm wax xuduud leh ahaansho. 2. Dhul wax xirmaysan a…seerashold seeraysasho.seere1. Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, …seeree1. ld seer 2. Dhul in muddo ah daaq ka xayirid. 2. Xabbad la…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
