Qaamuuska Asalka
seer
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda u dhexeysa oo qaybisa. 2. Falka la sameeyo, marka qof saar ama Boorane laga saarayo (tumayo).
Erayo la-mid ah
seeraarKa s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid.seeraarilg2 (-iyay, -isay) Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan m…seeraarinld seeraaris.seeran1. Dhul iwm wax xuduud leh ahaansho. 2. Dhul wax xirmaysan a…seerashold seeraysasho.seere1. Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, …seeree1. ld seer 2. Dhul in muddo ah daaq ka xayirid. 2. Xabbad la…seeri1. Firimbi. 2. Dhul ka fog biyaha oo oomane ah.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
