Qaamuuska Asalka
seeran
(-rnaa, -rnayd)Falmg4
Macnaha
1. Dhul iwm wax xuduud leh ahaansho. 2. Dhul wax xirmaysan ahaansho. 3. Cid wax mingis, boorane iwm laga tumay ahaansho.
Erayo la-mid ah
seer1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiqda …seer1. Laba dal oo isku qabsan ama gobollo, beero iwm xarriiq ka…seeraarKa s.: wax, wax ku gudbanaa dhaafid.seeraarilg2 (-iyay, -isay) Wax la tuurayo si ay meel shishe oo aan m…seeraarinld seeraaris.seerashold seeraysasho.seere1. Dalal isku qabsan oo dawlado kala leeyihiin ama gobollo, …seeree1. ld seer 2. Dhul in muddo ah daaq ka xayirid. 2. Xabbad la…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
