Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

seefle

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nooc kalluunka badda ku nool ka mid ah oo u eg faras-badeedka, guudse aan lahayn.

Erayo la-mid ah

seefQalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka s…seef-bacaadNooc ka mid ah bataax bacaad, oo badanaa laga helo saxaaraha…seef-cireedWalxo ku wareega qorraxda, raacana meeris qaabkiisu yahay qa…seeflabbood1. Karti wax lagu hubsado oo lagu sugo la'aan; kadsiinyo la'…seeflabboodnimoSeeflabbood ahaan-sho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms