Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

seef

(-fo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka samaysan bir xalleefsan, dhuuban, dheer, toosan ama qalloocan, leh caarad wax mudda iyo af wax gooya.

Erayo la-mid ah

seef-bacaadNooc ka mid ah bataax bacaad, oo badanaa laga helo saxaaraha…seef-cireedWalxo ku wareega qorraxda, raacana meeris qaabkiisu yahay qa…seeflabbood1. Karti wax lagu hubsado oo lagu sugo la'aan; kadsiinyo la'…seeflabboodnimoSeeflabbood ahaan-sho.seefleNooc kalluunka badda ku nool ka mid ah oo u eg faras-badeedk…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms