Qaamuuska Asalka
seeflabbood
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Karti wax lagu hubsado oo lagu sugo la'aan; kadsiinyo la'aan. 2. S. ah: qof samir daran oo aan wax hubsan.
Erayo la-mid ah
seefQalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka s…seef-bacaadNooc ka mid ah bataax bacaad, oo badanaa laga helo saxaaraha…seef-cireedWalxo ku wareega qorraxda, raacana meeris qaabkiisu yahay qa…seeflabboodnimoSeeflabbood ahaan-sho.seefleNooc kalluunka badda ku nool ka mid ah oo u eg faras-badeedk…

