Qaamuuska Asalka
seef-bacaad
(jool.)MagacLafdheeri
Macnaha
Nooc ka mid ah bataax bacaad, oo badanaa laga helo saxaaraha, taasoo ka kooban lafo dhaa-dheer oo af leh oo barbarro la ah dhinaca dabayshu ka soo dhacayso. Dhammaad-kana waxa kordha dhererka bacaadka, markaasoo dabaylaha gudbani ay kordhi-yaan dhererkeeda iyo ballaadhkeeda.
Erayo la-mid ah
seefQalab lagu dagaallamo, gadaal daab la qabsado ku leh oo ka s…seef-cireedWalxo ku wareega qorraxda, raacana meeris qaabkiisu yahay qa…seeflabbood1. Karti wax lagu hubsado oo lagu sugo la'aan; kadsiinyo la'…seeflabboodnimoSeeflabbood ahaan-sho.seefleNooc kalluunka badda ku nool ka mid ah oo u eg faras-badeedk…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
