Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

salaax

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Wax wanaagsan. 2. Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo. 3. Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay. 4. S. ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.

Erayo la-mid ah

salaad1. Subixii aroorta hore. 2. (-do, m.l) Baryo ka kooban wax a…salaafNeef xoolaad liidasho.salaafDabeecad fudayd ku jiro oo badanaa keenta in la sameeyo fala…salaamaErey duco ah oo ka dhigan: “nabad gal!”; nabaaddiino. ld sal…salaamacoGeed dhererkiisu dhexdhexaad yahay oo laamo jiljilicsan oo a…salaanCid salaan u jeedin.salaan1. Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taa…salaatulqasriSalaadda oo la soo gaabiyo waqtiyada lagu jiro safarrada dha…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms