Qaamuuska Asalka
salaama
ed
Macnaha
Erey duco ah oo ka dhigan: “nabad gal!”; nabaaddiino. ld salaamad.
Erayo la-mid ah
salaad1. Subixii aroorta hore. 2. (-do, m.l) Baryo ka kooban wax a…salaafNeef xoolaad liidasho.salaafDabeecad fudayd ku jiro oo badanaa keenta in la sameeyo fala…salaamacoGeed dhererkiisu dhexdhexaad yahay oo laamo jiljilicsan oo a…salaan1. Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taa…salaanCid salaan u jeedin.salaatulqasriSalaadda oo la soo gaabiyo waqtiyada lagu jiro safarrada dha…salaax1. Wax wanaagsan. 2. Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mari…

