Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

salaad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Subixii aroorta hore. 2. (-do, m.l) Baryo ka kooban wax afka laga akhriyo iyo addimada laga falo oo waqti la yaqaan muslinku oogaan; tukasho.

Erayo la-mid ah

salaafNeef xoolaad liidasho.salaafDabeecad fudayd ku jiro oo badanaa keenta in la sameeyo fala…salaamaErey duco ah oo ka dhigan: “nabad gal!”; nabaaddiino. ld sal…salaamacoGeed dhererkiisu dhexdhexaad yahay oo laamo jiljilicsan oo a…salaan1. Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taa…salaanCid salaan u jeedin.salaatulqasriSalaadda oo la soo gaabiyo waqtiyada lagu jiro safarrada dha…salaax1. Wax wanaagsan. 2. Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mari…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms