Qaamuuska Asalka
salaatulqasri
MagacLafdheeri
Macnaha
Salaadda oo la soo gaabiyo waqtiyada lagu jiro safarrada dhaadheer oo aan la istaageyn. ld sallaatulqasri.
Erayo la-mid ah
salaad1. Subixii aroorta hore. 2. (-do, m.l) Baryo ka kooban wax a…salaafNeef xoolaad liidasho.salaafDabeecad fudayd ku jiro oo badanaa keenta in la sameeyo fala…salaamaErey duco ah oo ka dhigan: “nabad gal!”; nabaaddiino. ld sal…salaamacoGeed dhererkiisu dhexdhexaad yahay oo laamo jiljilicsan oo a…salaanCid salaan u jeedin.salaan1. Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taa…salaax1. Wax wanaagsan. 2. Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mari…

