Qaamuuska Asalka
sadax
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax docdooda fidsantahay oo kore. 2. ld sagxad. Baabuur, markab iwm meesha sare ee alaabta la dhigo.
Erayo la-mid ah
sadaadoJiiraggo'; daal.sadaadooCid sadado dareemid.sadacdheereCiyaar dhaqameed laga yaqaan degaanka Afgooye oo leh sacab i…sadafDhulman laba qalbac ka samaysan oo badanaa badda laga helo.sadaqGogol ulo yaryar, dhuudhuuban oo isku xirxiran ka samay-san.sadaqaynld sadaqays, saddaqayn, saddaqays.sadaqaysashold sadaqaysad, sadaqaysi.sadaqeeSadaqo bixin. ld saddaqee.

