Qaamuuska Asalka
sadaado
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Jiiraggo'; daal.
Erayo la-mid ah
sadaadooCid sadado dareemid.sadacdheereCiyaar dhaqameed laga yaqaan degaanka Afgooye oo leh sacab i…sadafDhulman laba qalbac ka samaysan oo badanaa badda laga helo.sadaqGogol ulo yaryar, dhuudhuuban oo isku xirxiran ka samay-san.sadaqaynld sadaqays, saddaqayn, saddaqays.sadaqaysashold sadaqaysad, sadaqaysi.sadaqeeSadaqo bixin. ld saddaqee.sadaqoWax Alle dartii loo baxsho. ld saddaqo.

