Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sadaq

(-qyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Gogol ulo yaryar, dhuudhuuban oo isku xirxiran ka samay-san.

Erayo la-mid ah

sadaadoJiiraggo'; daal.sadaadooCid sadado dareemid.sadacdheereCiyaar dhaqameed laga yaqaan degaanka Afgooye oo leh sacab i…sadafDhulman laba qalbac ka samaysan oo badanaa badda laga helo.sadaqaynld sadaqays, saddaqayn, saddaqays.sadaqaysashold sadaqaysad, sadaqaysi.sadaqeeSadaqo bixin. ld saddaqee.sadaqoWax Alle dartii loo baxsho. ld saddaqo.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms