Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

sadacdheere

MagacLafdheeri

Macnaha

Ciyaar dhaqameed laga yaqaan degaanka Afgooye oo leh sacab iyo biro layska garaaco.

Erayo la-mid ah

sadaadoJiiraggo'; daal.sadaadooCid sadado dareemid.sadafDhulman laba qalbac ka samaysan oo badanaa badda laga helo.sadaqGogol ulo yaryar, dhuudhuuban oo isku xirxiran ka samay-san.sadaqaynld sadaqays, saddaqayn, saddaqays.sadaqaysashold sadaqaysad, sadaqaysi.sadaqeeSadaqo bixin. ld saddaqee.sadaqoWax Alle dartii loo baxsho. ld saddaqo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms