Qaamuuska Asalka
sac
(-co, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
Neef lo' ah, dheddig oo curtay.
Erayo la-mid ah
sacab1. Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha. 2. Sacabbada oo laysk…sacabbeeSacabbada wax ku qaadid.sacabsashoegg sacabso.sacabsatoGabar yar oo dibadda ariga ku maasha.sacabso1. Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid. 2. Neef sacab-bada ku…sacabtun1. Calaacalaha isku dhufasho. 2. Sacab cayaarid.sacafTimir sacaf ka dhigid.sacafTimir lafahii iyo gobortii laga gu-ray oo la cajimay.

