Qaamuuska Asalka
sacabso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
1. Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid. 2. Neef sacab-bada ku maalid.
Erayo la-mid ah
sacab1. Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha. 2. Sacabbada oo laysk…sacabbeeSacabbada wax ku qaadid.sacabsashoegg sacabso.sacabsatoGabar yar oo dibadda ariga ku maasha.sacabtun1. Calaacalaha isku dhufasho. 2. Sacab cayaarid.sacafTimir lafahii iyo gobortii laga gu-ray oo la cajimay.sacafTimir sacaf ka dhigid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
