Qaamuuska Asalka
sacabtun
(-umay, -untay; -umi)Falmg1
Macnaha
1. Calaacalaha isku dhufasho. 2. Sacab cayaarid.
Erayo la-mid ah
sacab1. Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha. 2. Sacabbada oo laysk…sacabbeeSacabbada wax ku qaadid.sacabsashoegg sacabso.sacabsatoGabar yar oo dibadda ariga ku maasha.sacabso1. Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid. 2. Neef sacab-bada ku…sacafTimir lafahii iyo gobortii laga gu-ray oo la cajimay.sacafTimir sacaf ka dhigid.

