Qaamuuska Asalka
sacabbee
(-beeyay, -baysay)Falg2
Macnaha
Sacabbada wax ku qaadid.
Erayo la-mid ah
sacab1. Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha. 2. Sacabbada oo laysk…sacabsashoegg sacabso.sacabsatoGabar yar oo dibadda ariga ku maasha.sacabso1. Ilmo markaa dhashay xab ka dhuuqid. 2. Neef sacab-bada ku…sacabtun1. Calaacalaha isku dhufasho. 2. Sacab cayaarid.sacafTimir lafahii iyo gobortii laga gu-ray oo la cajimay.sacafTimir sacaf ka dhigid.

