Qaamuuska Asalka
saadi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax dhici doona sii sheegid.
Erayo la-mid ah
saadSii sheegidda la sii sheego wax dhici doona.saadaal1. Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona. 2. Malay…saadaal-cudurSaadaasha socodka cudurka iyo xaaladda mustaqbalka ee bukaan…saadaaliWax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid.saadariDoonta labadeeda cayaari ee hore xargahooda.saaddambefk. Maalinta berri iyo saakuun u dhexeysa.saaddo1. Xabadka. 2. Garanbiyoole.saadinld saadis.

