Qaamuuska Asalka
saadaal-cudur
(daaw.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Saadaasha socodka cudurka iyo xaaladda mustaqbalka ee bukaanka iyadoo la tixraacayo aqoonta socodka cudurka oo horay loo lahaa, lana tixgelinayo caafi-maadka guud ee bukaanka, da'da iyo jin-siga bukaanka.
Erayo la-mid ah
saadSii sheegidda la sii sheego wax dhici doona.saadaal1. Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona. 2. Malay…saadaaliWax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid.saadariDoonta labadeeda cayaari ee hore xargahooda.saaddambefk. Maalinta berri iyo saakuun u dhexeysa.saaddo1. Xabadka. 2. Garanbiyoole.saadiWax dhici doona sii sheegid.saadinld saadis.

