Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

saaddambe


Macnaha

fk. Maalinta berri iyo saakuun u dhexeysa.

Erayo la-mid ah

saadSii sheegidda la sii sheego wax dhici doona.saadaal1. Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona. 2. Malay…saadaal-cudurSaadaasha socodka cudurka iyo xaaladda mustaqbalka ee bukaan…saadaaliWax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid.saadariDoonta labadeeda cayaari ee hore xargahooda.saaddo1. Xabadka. 2. Garanbiyoole.saadiWax dhici doona sii sheegid.saadinld saadis.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms