Qaamuuska Asalka
saadaal
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona. 2. Malaynta wax dhici doona la maleeyo; odoros.
Erayo la-mid ah
saadSii sheegidda la sii sheego wax dhici doona.saadaal-cudurSaadaasha socodka cudurka iyo xaaladda mustaqbalka ee bukaan…saadaaliWax aan weli dhicin inay dhici doonaan sii sheegid.saadariDoonta labadeeda cayaari ee hore xargahooda.saaddambefk. Maalinta berri iyo saakuun u dhexeysa.saaddo1. Xabadka. 2. Garanbiyoole.saadiWax dhici doona sii sheegid.saadinld saadis.

