Qaamuuska Asalka
riixo
(-xday, -xatay)Falg3
Macnaha
1. Qof dhan wax u iidasho. 2. Wax dilindilleysasho.
Erayo la-mid ah
riixJirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf.riixWax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin.riixaanNagaar udgoon oo subagga lagu shiilo. ld reexaan.riixanWax, wax la riixay noqosho.riixanWax la riixay ahaansho.riixdin1. ld riix¹. 2. Riixidda wax meeshii uu ku sugnaa laga dhaqa…riixgubCalaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo …riixgubQof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.

